Templates by BIGtheme NET

Wararka Somalia

AMISOM oo ciidamo booliis ah u qoreysa maamulka Hirshabelle

Muqdisho(Raascawad Media)-Howl galka nabad ilaalinta midowga afrika ee AMISOM ayaa sheegay in ay wadaan qorshe ay maamulka Hirshabelle ugu qorayaan ilaa iyo 800 askari oo booliis ah AMISOM ayaa sheegtay in qoritaanka ciidamadaasi ay maamulka Hirshabelle ka bilaabi doonaan bisha November ee sannadkan Madaxa booliiska howl galka AMISOM ee Somalia Christine Alalo  ayaa xustay horaanta bisha November in ay qori ...

Read More »

Qaramada midoobay iyo midowga afrika oo ka wada hadlay arimaha Somalia

Muqdisho(Raascawad Media-Wakiilka qaramada midoobay ee Somalia Nicholas ayaa magaalada Muqdisho kulan gaar ah kula yeeshay madaxa howl galka AMISOM ee Somaliya Francisco Madeira Labada mas,uul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka howl galada qaramada midoobay iyo midowga afrika ee Somaliya Wakiilka cusub ee qaramada midoobay Nichilas Haysom ayaa ciidamada AMISOM ku bogaadiyey shaqadii ay ka qabteen somaliya tobankii sanno ee ...

Read More »

Ingiriiska oo ciidamo gaar ah u tababaraya howl galka amisom ee Somaliya

Kambala(Raascawad Media-Ciidamo ka tirsan malateriga dalka Uganda ayaa dhawaan waxaa u bilowday tababaro gaar ah kuwaa oo la sheegay in ay qayb ka noqon doonaan howl galka nabad ilaalinta midowga afrika ee AMISOM. Tababarkaasi ayaa waxaa ciidamada dalka Uganda uu  ugu bilowday dugsi tababar oo ku yaala deegaanka Entebbe oo magaalada kambala qiyaastii u jira 30 km Brigadier Michael Nyarwa ...

Read More »

Qaramada midoobay oo sheegtay in AMISOM ay ka taageryso la dagaalanka alshabaab

Muqdisho(Raascawad Media)-Howl galka qaramada midoobay ee somaliya ee UNSOM ayaa sheegay in ay dardar gelinayaan taageerada ciidamada nabad ilaalinta midowlga afrika ee ku aadan la dagaalanka alshabaab. Madaxa xafiiska taageerada qaramada midoobay ee somaliya ee UNSOS Amadu Kamara ayaa xusay in xafiiska uu howl galka AMISOM ka gacansiinayo caawinada dagaalka lagula jiro alshabaab. Waxaana uu hay,addaha qaramada midoobay ka dalbaday ...

Read More »

Maxkamad ku Australia oo la horkeenay haweenay Somali ah oo lagu eedeeyay in ay ka tirsan daacish

Sydney(Raascawad Media)-Maxkamad ku taala dalka Australia ayaa waxaa ka soo muuqday haweeney Somali ah oo lagu eedeeyay in ay xubin ka tirsan ururka daacish oo ka dagaalama dalal ay ku jirto somaliya. Haweeneydaasi oo magaceeda lagu sheegay Seynab Cabdiraxman Khaliif ayaa ahayd arday caafimaadka ka barata iskuul ku yaala magaalada Adelaide ee dalka Australia Waxaana ciidamada booliiska ee la dagaalanka ...

Read More »

Kuwait oo bogaadisay dadaaalada Madaxeynaha Somalia ee Geeska Afrika

New York(Raascawad Media)-Ergayga gaarka ee Dowlada Kuwait u fadhiya Qaramada Midoobay Danjire Mansour Al-Otaibi ayaa Khamiistii aynu soo dhaafnay soo dhaweeyay dadaaalka Madaxeynaha Soomaaliya Maxamed Abdullahi Farmaajo ee ku-wajahan Nabad ka Islaaxinta wadamada Geeska Afrika. Hadal uu ka horjeediyay ergayga kulanka Xubnaha Golaha amaanka ee Qaraamada Midoobay ayaa wuxuu bogaadiyay horumarka ka socda mandiqada Geeska Afrrika ee dhinaacyada Nabadda, amniga ...

Read More »

Alshabaab oo dad shacab ah ku dilay gudaha kenya

Garissa(Raascawad Media)-Dagaalyahano ka tirsan xarakada alshabaab ayaa labo ruux oo rayid ah ku dilay deegaan ku dhaw magaalada Garissa sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan dowladda. Xiriiriyaha gobalka waqooyi bari Maxamed Birik ayaa sheegay in falka lagu dilay labadaasi ruux uu ka dhacay deegaanka Handaro oo ka tirsan magaalada Garissa. Mr Maxamed ayaa xusay in ciidamada ammaanka ee dalka kenya ...

Read More »

Qaramada iyo midowga afrika oo tababaro dheeraad ah siiyey ciidamo ka tirsan AMISOM

Muqdisho(Raascawad Media)-Howl galka nabad ilaalinta midowga afrika ee Soomaaliya ayaa sheegay in soo gaba gabeeyeen tabbaro gaar ah oo la siiyey ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM ee ka howl gala Soomaaliya. Taliyaha ciidamada AMISOM General Jim Beesigye oo ka qayb galay tababarada loo xiray ciidamadaasi ayaa sheegay in la siiyey tababaro la xiriira dhinaca caafimaadka. Mr Beesigye ayaa xusay in ...

Read More »

Gudoomiye ku xigeenka maxkamada baardheere oo dad shacab ah ku dilay Degmadaasi

Baardheere(Raascawad Media)-Wararka laga helayo degmada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa sheegayo in  rasaas ka fakatay gudoomiye ku xigeenka maxkamada Baardheere ay dishay hal ruux rayid ah mid kalena uu ku dhaawacmay Qaar ka mid dadka deegaanka ayaa Shabelle u sheegay in goobta uu falka ka dhacay ay soo gaareen ciidamo ka tirsan dowladda Somaliya halkaasina ay ka qaadeen qofka geeriyooday ...

Read More »

Qaramada midoobay oo ka digtay khilaafka siyaasadeed ee somaliya

New York(Raascawad Media)-Wakiilka qaramada midoobay ee Somaliya ee waqtigiisa uu sii dhamanaayo Micheal keating ayaa ka digtay dib u dhac siyaasadeed oo ay wahahdo Soomaaliya Mr keating oo warbixintiisi ugu dambeysay siiyey golaha ammaanka ee qaramada midoobay ayaa walaac xoogan ka muujiyey khilaafka dhawaan soo kala dhexgalay dowladda goboleedyada dalka iyo dowladda federaalka ah ee Somaliya. Wakiilki hore  ayaa sheegay ...

Read More »

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful