Templates by BIGtheme NET

Wararka Dibadda

Weerar Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Degmada Afgooye

Afgoye(Raascawad Media)_Saddex askari oo ka tirsan ciidamada dowladda federaalka ah ee soomaalliya ayaa xalay lagu dilay weerar loo adeegsaday Bam gacmeed oo ka dhacay degmada afgooye ee gobalka shabeelada hoose Weerarkaasi ayaa lala bartilmaameedsaday ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo la sheegay in ay marayeen agagaarka Baar ismaaciil Ma jirto cid sheegatay masuuliyadda weerarkaasi, balse inta badan Al Shabaab ayaa ...

Read More »

Golaha ammaan ee qaramada midoobay oo cunaqabateynta hubka ka qaaday soamaliya

New yorka(Raascawad Media)_Golaha ammaanka ee qaramada midoobay ayaa mudo hal sano ka qaaday xayiraadi cunaqabateyntii hubka ee saarneyda somaliya,waxaana loo ogolaaday in ay mudadaasi la soo degaan hub Qaraarka lagu ansixiyey ka qaadista cuna qabateynta ayaa waxaa codeeyay shan iyo tobanka dale e golaha ammaanka iyadoo 11 dal ay u ucodeeyeen in mudo hal sano ah somaliya la siiyo fursad ...

Read More »

DAAWO+DHAGEYSO:-Dr Xaashi Dhiblaawe Siyaad oo Cadeeyay inuu Beri ka yahay Qarax Gaari lagu Xiray oo ka dhacay Muqdisho,

Dr Xaashi Dhiblaawe Siyaad oo ka mi ah dhaqaatiirta Cudurada Wadnaha ee ka howl-gala Dalka Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Magaciisa lagu sheegay Mas’uul ka tirsanaa Wasaarada Caafimaadka oo Qarax lagula beegsaday Muqdisho, Dr Dhiblaawe ayaa Tilmaamay in Talaabadaasi ay Mas’uul ka yihiin Hey’adaha Amaanka ee Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir, Waxa uu sheegay in Taliye ...

Read More »

Qaraxyo qasaare gaystay oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Muqdisho(Raascawad Media)_Qarax xoogan oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa lagu weeraray Hotel Naasabahlood labo kaasoo ku dhaw isgoyska xaawo taako ee magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa waxaa xigay rasaas xoogan oo ay fureen ilaalada Hotelka,wararka ayaa intasi ku daray in rag hubeysan ay gudaha u galeen hotelka iyadoo la soo sheegayo in ay halkaasi rasaas ka socoto. ...

Read More »

Qaramada midoobay oo sheegtay in ay ka qayb qaadaneyso dib u dhiska somaliya

Muqdisho(Raascawad Media)_Qaramada midoobay ayaa sheegtay in shaqaalaheeda ay qayb weyn ka qaadan doonaan dib u dhiska dalka isla markaana ay ku caawin doonaan taakulen ay u sameeyaan Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating oo ka hadlay kulan gaar ah oo uu la yeeshay Madaxa xafiiska howlgalka Qaramda Midoobay ee UNSOM ayaa sheegay in loo baahan ...

Read More »

FALANQEYN: Ra’isul wasaare Kheyrow ma Xamar kaliyaad xilka uhaysaa?

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Goor Dhow gaaray Degmada Caabudwaaq Ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud. Madaxweynhaa iyo Wafdigiisa ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Caabudwaaq,waxaana lagu wadaa in Madaxweyne xaaf uu kulamo la qaato Bulshada ku nool Magaaladaasi. Ammaanka Magaalada Caabudwaaq Ee Waqooyiga Gobolka Galmudug ayaa si weyn loo adkeeyay.

Read More »

FALANQEYN: Safarka Madaxweyne C/weli gaas ee Cadaado

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Goor Dhow gaaray Degmada Caabudwaaq Ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud. Madaxweynhaa iyo Wafdigiisa ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Caabudwaaq,waxaana lagu wadaa in Madaxweyne xaaf uu kulamo la qaato Bulshada ku nool Magaaladaasi. Ammaanka Magaalada Caabudwaaq Ee Waqooyiga Gobolka Galmudug ayaa si weyn loo adkeeyay.

Read More »

XASAASI: Madaxweyne Farmaajo shalay waa masayray, waana wax wanaagsan

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Goor Dhow gaaray Degmada Caabudwaaq Ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud. Madaxweynhaa iyo Wafdigiisa ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Caabudwaaq,waxaana lagu wadaa in Madaxweyne xaaf uu kulamo la qaato Bulshada ku nool Magaaladaasi. Ammaanka Magaalada Caabudwaaq Ee Waqooyiga Gobolka Galmudug ayaa si weyn loo adkeeyay.

Read More »

Imaaraadka oo la yaaban kacdoon kaga bilowday Muqdisho (AKHRI)

Dadweyne Soomaaliyeed oo ku dibad baxay safaaradda Imaaraadka ee magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya in mas’uuliyiinta safaaradda aaney bixin xaqii shirkadaha qalabka laga soo qaaday iyo xitaa muruq-maalkii goobta dhisay, arrintaas oo qareenno Soomaaliyeed ku tilmaameen mid xad gudub ah oo ay tahay in lala xisaabtamo. Maxaa Laga Cabanayaa? Saddex xarumood oo Imaaraadka uu maamulo ayaa laga hir-galiyay magaalada Mugdisho ...

Read More »

Banaan bax laga hor dhigay afaafka hore ee Safaaradda dowlada Imaaraadka ee Muqdisho

Dadweyne Soomaaliyeed oo ku dibad baxay safaaradda Imaaraadka ee magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya in mas’uuliyiinta safaaradda aaney bixin xaqii shirkadaha qalabka laga soo qaaday iyo xitaa muruq-maalkii goobta dhisay, arrintaas oo qareenno Soomaaliyeed ku tilmaameen mid xad gudub ah oo ay tahay in lala xisaabtamo. Maxaa Laga Cabanayaa? Saddex xarumood oo Imaaraadka uu maamulo ayaa laga hir-galiyay magaalada Mugdisho ...

Read More »

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful