Templates by BIGtheme NET

Baraha bulshada/Social Media Development

Dhamaan Shirkaddaha, ururada iyo cidkasta oo u baahan waxaan ka caawineynaa in aan u sameyno akoono  YouTube, FaceBook Twitter iwm, inagoocawin doono in aan usameyno Qoraalada, Sawirrada iyo muuqaalada ay u baahanyihin, waxaana Update ka dhigi doonaa Page shirkadaas iyadoo laga qaadayo qidmad aad u yar.

Sidoo kale waxaan sii doonaa talooyin ku aadan isticmaalka iyo farsamadaha aaladahaas iyadoo loo fududeynayo qofka in uu warbixintiisa si deg deg ah ku gaarsiiyo dad aad u farabadan.

Waxaan kalo u sameyn doonaa kor u qaadida dadka (social media promotion)  iyo Warbixinta in la gaarsiino dad aad u farabadan.

 

144 total views, 9 views today

Total Views: 144 ,

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful