Templates by BIGtheme NET

Nagu Saabsan

Shirkada Ciideey Web Design & Development waa sharikad ku takhasustay horumarinta iyo sameynta website-yada nooc kasta.

Waxqabadka Ciideey kuma koobna oo kaliya dhismaha website-yada ee waa shirkad horumarinaysa dhamaan baahida dadka Soomaaliyeed u qabaan culuumta IT ama information technology.

Waxaan ku tala jirnaa inaan xarumo kala duwan ka furno dhamaan magaalooyinka waawayn ee wadankeena, xarumahaas oo lagu baran doono culuumta farsamada gaar ahaan Computerada (Science and Technology).

Xarumahaas oo siin doono fursado aan xad lahayn dhamaan dhalinta Soomaaliyeed ee xiisaysa technologiyada dhinac waxbarasho iyo mid shaqo waxaanan rajaynaynaa inuu barnaamijkan noqdo mid hirgalo lagana faa’ido.

315 total views, 9 views today

Total Views: 306 ,

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful