Templates by BIGtheme NET

Qaramada midoobay iyo midowga afrika oo ka wada hadlay arimaha Somalia

Muqdisho(Raascawad Media-Wakiilka qaramada midoobay ee Somalia Nicholas ayaa magaalada Muqdisho kulan gaar ah kula yeeshay madaxa howl galka AMISOM ee Somaliya Francisco Madeira

Labada mas,uul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka howl galada qaramada midoobay iyo midowga afrika ee Somaliya

Wakiilka cusub ee qaramada midoobay Nichilas Haysom ayaa ciidamada AMISOM ku bogaadiyey shaqadii ay ka qabteen somaliya tobankii sanno ee la soo dhaafay

Waxaana My Haysom oo hoosta ka xariiqay in ciidamada midowga afrika ay wax badan ka qabteen dhinaca nabagelyada somaliy iyo la dagaalanka xarakada alshabaab

Wakiilada midowga afrika ee Somaliya ahna madaxa howl galka AMISOM Francisco Madeira ayaa dhinaca si weyn u soo dhaweeyay wakiilka qaramada midoobay oo somaliya oo dhawaan la wareegay shaqadiisa

Waxaana mr Maderia ayaa xusay in ay xoojin doonaan la shaqeynta xafiiska siyaasada qaramada midoobay ee somaliya

 

 

69 total views, 2 views today

Total Views: 69 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful