Templates by BIGtheme NET

Maxkamad ku Australia oo la horkeenay haweenay Somali ah oo lagu eedeeyay in ay ka tirsan daacish

Sydney(Raascawad Media)-Maxkamad ku taala dalka Australia ayaa waxaa ka soo muuqday haweeney Somali ah oo lagu eedeeyay in ay xubin ka tirsan ururka daacish oo ka dagaalama dalal ay ku jirto somaliya.

Haweeneydaasi oo magaceeda lagu sheegay Seynab Cabdiraxman Khaliif ayaa ahayd arday caafimaadka ka barata iskuul ku yaala magaalada Adelaide ee dalka Australia

Waxaana ciidamada booliiska ee la dagaalanka argagixisada ay Seynab bishii may ee sannadkii hore ka soo qabteen gudaha dalka Australia

Saraakiil ka tirsan booliiska dalkaasi ayaa Seynab ku eedeeyay in ay qayb ka tahay shabakad ka tirsan ururka daacish oo dhinaca baraha bulshada ah iyagoo intaasi ku daray in qaado heeso ay ku amaaneyso ururka.

Maxkamad ayaa waxaa la horkeenayo waxyaabo kale oo muujinaya doorka ay Seynab ku leedahay ka mid ahaanshaha ururka daacish.

Sannadkii 2016 waxaa booliiska magaalada Adelaide ay haweeneydaasi ka horjoogsadeen safar ay dooneysay in ay ku aado magaalada Istanbul ee dalka turkiga

 

31 total views, 4 views today

Total Views: 31 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful