Templates by BIGtheme NET

Qaramada midoobay oo ka digtay khilaafka siyaasadeed ee somaliya

New York(Raascawad Media)-Wakiilka qaramada midoobay ee Somaliya ee waqtigiisa uu sii dhamanaayo Micheal keating ayaa ka digtay dib u dhac siyaasadeed oo ay wahahdo Soomaaliya

Mr keating oo warbixintiisi ugu dambeysay siiyey golaha ammaanka ee qaramada midoobay ayaa walaac xoogan ka muujiyey khilaafka dhawaan soo kala dhexgalay dowladda goboleedyada dalka iyo dowladda federaalka ah ee Somaliya.

Wakiilki hore  ayaa sheegay in muranka siyaasadeed  dalka u horseedi karo db u dhac xoogan isagoo hoosta ka xariiqay in is qab qabsiga uu dalka galay ay  u fursad u tahay in ay sare u kacdo weerarada alshabaab ay ka fuliyan somaliya

Mr Micheal Keating ayaa dalalka beesha caalamka ugu baaqay in kordhiyaan taageerada ay siiyaan shacabka iyo dowladda federaalka ah ee Somaliya si looga baaqsado dib u dhac horleh.

Keating ayaa dhinaca kale tilmaamay in dad gaaraya 2.6 milyan oo Somali ah ay u baahan yihiin gargaar bani,aadinimo

 

 

108 total views, 9 views today

Total Views: 108 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful