Templates by BIGtheme NET

Gudoomiye ku xigeenka maxkamada baardheere oo dad shacab ah ku dilay Degmadaasi

Baardheere(Raascawad Media)-Wararka laga helayo degmada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa sheegayo in  rasaas ka fakatay gudoomiye ku xigeenka maxkamada Baardheere ay dishay hal ruux rayid ah mid kalena uu ku dhaawacmay

Qaar ka mid dadka deegaanka ayaa Shabelle u sheegay in goobta uu falka ka dhacay ay soo gaareen ciidamo ka tirsan dowladda Somaliya halkaasina ay ka qaadeen qofka geeriyooday iyo ruuxa uu dhaawaca soo gaaray.

Ilo lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in aysan jirin wax talaabo ah oo ciidamada dowladda ay ka qaadeen gudoomiye ku xigeen degmada Baardheere ee gaytay dilka iyo dhaawaca.

Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay dhinaca laamaha ammaanka ee degmada Baardheere.

 

 

 

531 total views, 9 views today

Total Views: 531 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful