Templates by BIGtheme NET

Dowladda ingiriiska dowladda somaliya ka taageeraysa xoojinta amniga dalka

Muqidsho(Raascawad Media)-Dowladda ingiriiska ayaa somaliya u balan qaaday in ay si weyn ugu taageeri doonto dhinaca ammaanka dalka oo weli ka jiraan colaado iyo dagaalo isbarbar socda.

Safiirka dowladda ingiriiska u fadhiya somaliya David concar ayaa xusay in dowladdiisa ay somaliya ka caawineyso qorshaha ku meel gaarka ah oo ciidamada somaliya ay ku wareegayaan amniga dalka.

Mr david ayaa xusay ingiriiska uu ahmiyad weyn siinayo sidii somaliya ay u heli lahayd nabadgelyo deganaansho.

Golaha ammaanka ee qaramada midoobay ayaa sannadkii la soo dhaafay ku dhawaaqay in ciidamada AMISOM ay ka bixi doonaan somaliya sannadka 2020 xilligaasoo ciidamada somaliya ay sii buuxda ula wareegi doonaan mas,uuliyada amniga dalka.

Dowladda ingiriiska ayaa waxaa ciidamada nabad ilaalinta midowga afrika ee AMISOM ay ka caawiyaan dhinaca tababarada iyadoo somaliya ingiriiska ka joogaan tiro ciidamo ah oo taageera howl AMISOM

 

82 total views, 1 views today

Total Views: 82 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful