Templates by BIGtheme NET

Maamulka koofur galbeed oo guul ka sheegtay dagaal ka dhacay gobalka Bay

Qansaxdheere(Raascawad Media)_Maamulka degmada Qansaxdheere ee gobalka Bay ayaa guulo ka sheegtay dagaal iyaga alshabaab ku dhex maray deegaano hoos yimaada degmadaasi,sida ay sheegeen saraakiisha ciidamada

Dagaalkan aya yimid, kadib markii Ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed ay weerar ku qaadeen fariisimo Al Shabaab ay ku leeyihiin halkaasi.

Inta la xaqiijiyay waxaa dagaalkaasi ku dhintay illaa 3 Qof, halka ay ku dhaawacmeen 4 kale oo u badnaa dhinacyadii dagaalamay.

GuddoomiyeQansaxdheera ayaa tilmaamay in Ciidamada huwantu ay guulo ka gaareen dagaalkaasi, sida uu hadalka u dhigay.

Ciidamada dowadda somaliya iyo kuwa maamulka koofur galbeed ayaa dagaal xoogan kula jira xarakada alshabaab oo ku sugan deegaano badan oo ku yaala gobalada Bay iyo Bakool

297 total views, 9 views today

Total Views: 297 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful