Templates by BIGtheme NET

AMISOM oo tababar usoo xirtay ciidamo ka tirsan booliiska Jubbaland

Kismayo(Raascawad Media)-How galka nabad ilaalinta midowga afrika ee AMISOM ayaa magaalada kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland tababar gaar ah ugu soo gaba gabeeyay ciidamo ka tirsan booliiska maamulkaasi.

Xiriiriyaha booliiska AMISOM ee maamulka Jubbaland Ernest Martin Abilu ayaa sheegay in ciidamada booliiska maamulkaasi ay bareen sida looga hortago dibaddbaxyada rabshadaha wata.

“tababarkan ayaa ah mid la doonayo in ciidamada booliiska ay kaga hortagayaan rabshadaha ay sameeyeen shacabka iyadoo aanan wax qasaaraha ah la gaarsiinin dadweynaha sidaasi waxaa yiri Ernest Martin.

Maxamed Axmed oo ka tirsan saraakiisha booliiska Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in tababarkaasi uu muhiim u yahay ciidamada booliiska ee Jubbaland isagoo si weyn ugu mahad celiyey Booliiska AMISOM

Ciidamada booliiska AMISOM ayaa waxaa ay tababar kala duwan siiyeen booliiska shanta maamul goboleed ee ka jirta Somaliya.

Saraakiisha AMISOM ayaa xusay in ujeedka tababarada ayaa siiyaan booliiska Somaliya ay tahay sidii ciidamada somaliya ula wareegi lahaayeen ammaanka dalka

How galka AMISOM ayaa sare u uqaaday tababarada ay siiyaan ciidamada booliiska somaliya kadib markii golaha ammaanka ee qaramada m

 

810 total views, 18 views today

Total Views: 810 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful