Templates by BIGtheme NET

Mareykanka oo sheegay in ay xoojinayaan taageerada ay siiyaan dowladda Soomaaliya

Muqdisho(Raascawad Media)_Dowladda mareykanka ayaa si weyn ugu hadashay weeraradii qaraxyada ahaa ee xalay ka dhacay magaalada Muqdisho kuwaasoo sababay qasaarooyin isagu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad uu badnaa rayid.

Howl mareykanka ee Soomaaliya ayaa sheegay in ay si aad ah ugu xunyihiin weeraradaasi oo ku tilmaameen in qalqal lagu gelinayo ammaanka magaalada caasimada ah ee Muqdisho.

Sarkaal ka tirsan dowladda mareykanka ayaa xusay in ay tahay wax lagu xumaado qaraxyadi ka dhacay magaalada muqdisho oo waxyeelada ugu badan ay ka soo gaartay rayid aan waxbo galabsan.

Mareykanka ayaa sheegay inuu xoojin doono taageerada uu siiyo dowladda federaalka ah ee Soomaaliya si looga hortago halista xarakada alshabaab oo inta badan weerarada ka gaystay somaliya.

Mareykanka ayaa waxaa Soomaaliya ka jooga boqolaal askari oo dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ka caawiya howl galada gaar ah ee lagu qaado deegaano alshabaab ay kaga sugan yihiin qaar ka mid gobolada koofureed ee dalka.

 

 

 

121 total views, 1 views today

Total Views: 121 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful