Templates by BIGtheme NET

Allahaa u naxariistee wariye Axmed Xasan Colaad oo Muqdisho ku geeriyooday

Muqdisho(Raascawad Media)_Allahaa u naxariistee wariye Axmed Xasan Colaado oo ka tirsanaa wariyayaasha laanta afka Soomaaliga ee VOA ayaa habeenkii xalay ahaa ku geeriyooday magaalada Muqdish sida ay sheegeen ehelada marxuumka

Colaad ayaa la sheegay in maalmihii la soo dhaafay uu ka sheeganayey xanuun iyadoo xalay saqdii dhexe uu geeriyooday marxuumka

Allaha u naxariirtee Axmed Xasan Colaad ayaa ifka ugu tagay 4 caruur ah laba wiil iyo laba gabdhood, maanta ayaa lagu wadaa in lagu aaso magaalada Muqdisho.

Marxuumka ayaa in muddo 10 ah la shaqeyanayey laanta Afka Soomaaliga ah ee VOA-da oo uu wariye uga soo ahaa magaalada Muqdisho.

729 total views, 9 views today

Total Views: 729 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful