Templates by BIGtheme NET

Weerar Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Degmada Afgooye

Afgoye(Raascawad Media)_Saddex askari oo ka tirsan ciidamada dowladda federaalka ah ee soomaalliya ayaa xalay lagu dilay weerar loo adeegsaday Bam gacmeed oo ka dhacay degmada afgooye ee gobalka shabeelada hoose

Weerarkaasi ayaa lala bartilmaameedsaday ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo la sheegay in ay marayeen agagaarka Baar ismaaciil

Ma jirto cid sheegatay masuuliyadda weerarkaasi, balse inta badan Al Shabaab ayaa weeraro ka fuliya Degmadaasi.

Ciidmada dowladda ayaa lagu soo warramayaa in Saakay howlgallo ballaaran ay ka wadaan qeybo ka mid ah Afgooye, kadib weerarkii Xalay ka dhacay degmadaasi.

2,448 total views, 3 views today

Total Views: 2448 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful