Templates by BIGtheme NET

Golaha ammaan ee qaramada midoobay oo cunaqabateynta hubka ka qaaday soamaliya

New yorka(Raascawad Media)_Golaha ammaanka ee qaramada midoobay ayaa mudo hal sano ka qaaday xayiraadi cunaqabateyntii hubka ee saarneyda somaliya,waxaana loo ogolaaday in ay mudadaasi la soo degaan hub

Qaraarka lagu ansixiyey ka qaadista cuna qabateynta ayaa waxaa codeeyay shan iyo tobanka dale e golaha ammaanka iyadoo 11 dal ay u ucodeeyeen in mudo hal sano ah somaliya la siiyo fursad looga qaado xayiraada.

Golaha ammaanka ee qaramada midoobay ayaa sheegay in dib loogu soo rogi doono soomaaliya xayiraada dhinaca hubka 15 bisha November ee sanadkan 2018ka.

Golaha ammaanka ayaa ka codsaday kooxda xiriirka eretareeya iyo somaliya in ay sii wadaan baaritaanada ku aadan in somaliya laga dhoofiyo maadooyinka kiimiko ah oo loo adeegsado in laga sameeyo walxaha qarxa.

Qaramada midoobay ayaa somaliya ku soo rogtay cunaqabateynta dhinaca hubka sanadkii 1992dii xilligaasoo somaliya uu ka bilowday dagaalka sokeeye.

 

 

605 total views, 5 views today

Total Views: 605 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful