Templates by BIGtheme NET

Kenya oo ka cabsi qabta weeraro alshabaab ay ku qaadaan gudaha dalkaasi

Nairobi(Raascawad Media)_Laamaaha ammaanka ee dalka kenya ayaa ka walaacsan weeraro dagaalyahano ka tirsan xarakada alshabaab ay ku qaadaan magaalooyinka ka tirsan dalkaasi kenya

Waxaana magaalooyinka laga cabsida qaba ka mid ah magaalada Mandera ee gobalka Waqooyi bari oo ku taala xadka somaliya iyo magaalo Lamu ee gobalka xeebta.

Sirdoonka dalka kenya ayaa sheegay in ay jiraan warar hoose oo sheegaya in alshabaab ay wadaan qorshe ay ku weerarayaan deegaano ka tirsan labadaasi magaalo oo ka mid meelaha ugu badan ee ayinta badan alshabaab bartilmaameedsadaan. 5839599

Saraakiisha ammaanka ee dalka kenya ayaa sheegay in ay ciidamo dhigeen magaalooyinka ku yaala xadka somaliya si looga hortago weeraro alshabaab ay halkaasi ku soo qaadaan.

Shacabka ku dhaqan deegaanada hoos yimaadka magaalooyinka Lamu iyo Mandera ayaa waxaa soo wajahay cabsi kadib markii alshabaab ay kordhiyeen weerarada ay ka fuliyaan deeganadaasi

 

1,901 total views, 9 views today

Total Views: 1901 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful