Templates by BIGtheme NET

Tirada dhamashada qaraxii ka dhacay muqdisho oo sare u kacay

Muqdisho(Raascawad Media)_Ku dhawaad toban ruux ayaa geeriyootay tiro intaasi ka badana dhaawac ayaa soo gaaray kadib qarax xoogan oo loo adeegsaday gaari nuuca raaxada ah oo ka dhacay agagaarka beernada.

Qaraxa ayaa la sheegay inuu ka dhacay goob laga raro gaadiid iyadoo dadka dhintay badankood ay ahaayeen rayid saarnaa gaadiidka BLka ah

Dadka qaba dhaawacyada ayaa loo cararay qaar ka mid ah isbitaalada magaalada Muqdisho.

Saraakiisha amniga ee dowladda somaliya ayaa wada baaritaano ku aadan qaraxa maanta ka dhacay magaalada muqdisho

1,584 total views, 9 views today

Total Views: 1584 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful