Templates by BIGtheme NET

Shirar lagu xalinayo khilaafka Galmudug oo socda Cadaado

Cadaado(Raascawad Media)_Shirar lagu xalinayo khilaafka siyaasadeed ee ka dhex taagan madaxda dowlad goboleedka Galmudug ayaa ka soconaya magaalada Cadaado ee xarunta maamulkaasi.

Wararka la helayo halkaasi ayaa sheegayo in xal hordhac ah laga gaaray khilaafka ka dhex taagan madaxda maamulka Galmudug.

Mudanayaal ka tirsn aqalka sare iyo golaha shacabka ee somaliya ayaa magaalada Cadaado ka wada kulamo ay la qaadanayaan madaxda ugu sareysa ee dowlad goboleedka Galmudug.

Dhawaan ayaa waxaa magaalada Cadaado ka dhacay khilaaf dhexmaray madaxda ugu sareysa iyadoo gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug uu sheegay in ay xilkii ka qaadeen madaxweyne Axmed Ducaale Geele Xaaf

 

1,005 total views, 9 views today

Total Views: 1005 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful