Templates by BIGtheme NET

Shiinaha oo balan qaaday inuu somaliya ka taageerayo dib u dhiska dalka

Muqdisho(Raascawad Media)_Safiirka dowladda shiinaha ee somaliya Qian Jian ayaa sheegay in dowladiida Shiinaha ay somaliya ka taageeri doonto dhinaca nabada iyo dib u dhismaha dalka oo mudo dheer ku jiray burbur iyo colaado sokeeye.

Mr Jian ayaa xusay in dowladda shiinaha ay somaliya ka fulisay mashaariic kala duwan sanadihii la soo dhaafay kuwaasoo ay ka mid  arimaha dhaqaale,bulshada iyo deganaanshaha siyaasada ee dalka.

Waxaana uu intaasi ku daray in ay sii wada doonaan qorshaha dib u dhiska dalka oo u tilmaamay ay muhiim u tahay somaliya

Safiirka ayaa dhinaca kale tilmaamay in dowladda shiinaha ay soomaaliya hore ugu  fulisay mashaariic ka koobnaa in ka badan 80 dhismo oo isagu jiray isbitaal,wadooyin,garoomo ciyaareed iyo waxyaabo kale.

Sanadihii la soo dhaafay ayaa waxaa dowladda shiinaha ay sare u qaaday taageero xoogan oo ay siineysay dowladda somaliya

Iyadoo dhawaan kulan ay magaalada new York ee dalka mareykanka ay ku yeesheen ra,iisul wasaaraha somaliya iyo wasiirka arimaha dibadda ee shiinaha ay kaga wada hadleen sidii dowladda shiinaha mashaariic hor ugu fulos somaliya

 

 

.

158 total views, 1 views today

Total Views: 158 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful