Templates by BIGtheme NET

Human rights oo ka tigtay tacdiyo lagu kaco shacabka somaliyed

New York(Raascawad Media)_Hay,ada xuquuqda aadanaha ee human rights watch ayaa sheegtay in weli somaliya ay ka taagan yihiin tacadiyo lagula kaco dadka rayidka ah gaar ahaan haweenka iyo caruurta.

Warbixin ay hay,ada ay dhawaan soo saartay ayey ku sheegtay in weli alshabaab ay gudaha somaliya ka wadaan askareynta caruurta yar yar taasi oo ku tilmaantay talaabo guracan.

Human rights watch ayaa intaasi ku dartay in dagaalada qabii,ilada ay dhibaatada ugu badan ka soo gaarto haweenka iyo caruurta

Hay’adda HRW ayaa ugu dambeyn shaacisay in Wariyeyaasha ay wajahaan khatar amni, waxaana ay xustay in dhawaan uu geeriyooday Wariye ku soo dhaawacmay Qarax ka dhacay magaalada Baladweyne.

 

1,773 total views, 9 views today

Total Views: 1773 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful