Templates by BIGtheme NET

Howl galka AMISOM oo ka hadlay tacadi ay ka gaysteen Muqdisho

Muqdisho(Raascawad Media)_War qoraal ah oo ka soo baxay taliska howl galka nabad ilaalinta ee midowga afrika ayaa looga hadlay gaari yar oo mid ka mid ah gadiid AMISOM uu dhawaan ku dul maray magaalada Muqdisho.

Taliska ayaa sheegay in ay sii aad ah ugu xun yihiin falkaasi uu ku kacay mid ka mid ah gadiidkooda dagaalka.

Qoraalka ka soo xafiiska AMISOM ayaa lagu sheegay in ay la xiriir doonaan shaqsigii iska lahaa gaariga la jiiray isla markaana ay magdhaw siin doonaan

Howl galka AMISOM ooh ore tacdiyo kala duwan ugu sameeyay shacab badan oo soomaaliyeed ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin ay la shaqeyaan dowladda federaalka ah ee somaliya

1,224 total views, 9 views today

Total Views: 1224 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful