Templates by BIGtheme NET

Kooxo hubeysan oo wiil ay dhashay gudoomiyaha ururka qaranka somaliya oo lagu dilay Muqdisho

Muqdisho(Raascawad Media)_Kooxo hubeysan ayaa goor degmada Xamar weyne ee magaalada Muqdisho ku dilay wiil ay dhashay gudoomiyaha ururka haweenka qaranka soomaaliyeed Batuulo Axmed Gabale, kaasoo lagu magacaabi jira Axmed Jaamac

Dableyda dishay Axmed Jaamac ayaa la sheegay in ay wateen gaari kadibna ku horgeeyeen gaari uu wataymarxuumka  kadibna ay rasaas kufureen iyadoo uu halkaasi ku geeriyooday,waxaa sidoo kale isla goobta ku geeriyooday haweeney ka tirsanayd ururka haweenka qaranka.

Lama oga cida ka dambeysay dilka Axmed Jaamac balse waxaa todobaadyadii la soo dhaafay Muqdisho ku soo kordhayey dilalka qorsheysan ee la beegsado madax ka tirsan dowladda somaliya

363 total views, 3 views today

Total Views: 363 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful