Templates by BIGtheme NET

Baarlamaanka somaliya oo go,aan ka gaaraya heshiiski isdhaafsiga maxaabiista ee Somaliya Iyo Hindiya

Muqdisho(Raascawad Muqdisho)_Mudanayaasha golaha baarlamaanka oo kulan ku yeelanaya magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay diirada ku saari doonaan go,aan ka gaarista heshiis dhinaca isdhaafsiga maxaabiista ah.

Waxaana la filayaa in maanta uu ka soo baxo go,aan rasmi iyadoo halkaasi uu tagi doono wasiiru dowlaha wasaarada arimaha dibadda ee dowladda somaliy c/qaadir maxamed cabdi.

Dhawaan ayaa waxaa dalka Hindiya booqday wafdi uu hogaaminayey wasiirka arimaha dibadda ee soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar oo dowladda Hindiya kala hadlay sii loo sii deyn lahaa maxaabiisa Somali ah oo ku xiran dalkaasi.

117 maxaabiis Somali ah ayaa ku jirta xabsiyada dalkaasi kuwaasoo haysto falal la xiriira burcadbadeednimo

882 total views, 9 views today

Total Views: 882 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful