Templates by BIGtheme NET

Mareykanka oo sheegay in somaliya uu ka taageerayo dagaalka alshabaab

Washington(Raascawad Media)_Dowladda mareykanka ayaa sheegtay in somaliya ay ka caawineyso la dagaanka xarakada alshabaab oo ciidamada nabad ilaalinta midowga afrika iyo kuwa dowlada Somalia dagaal xoogan kula jirto

Ku xigeenka xoghayaha gaashaandhiga ee dalka mareykanka Pat shanahan oo aqalka gaashaandhiga ee dalka mareykanka kula kulmay ra,iisul wasaaraha somaliya ayaa xaqiijiyey in ka taageerayo dagaalka alshabaab iyo daacish

Mr pat ayaa intaasi ku daray in dowladda mareykanka ay door weyn ka gaysan ammaanka somaliya kaasoo qayb ka ahaa shirkii magaalada London ka dhacay bishii may ee sanadkan.

Ku xigeenka xoghayaha gaashaandhiga ee dalka mareykanka ayaa in dowladda mareykanka ay ka go,antahay xoojinta taageero buuxdo oo uu siiyo ciidamada amisom iyo kuwa dowladda somaliya sis are loogu qaado amniga dalka

 

1,071 total views, 9 views today

Total Views: 1071 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful