Templates by BIGtheme NET

Faahfaahin dheeraad oo ka soo baxeysa ciidamada Kenya oo ka baxay deegaanka taraka

Gedo(Raascawad Media)_Wararka laga helayo gobalka Gedo ayaa waxaa ay sheegayaan in ciidamada Kenya ee sugnaa deegaanka Taraka ee gobalka Gedo ay halkaasi ka baxeen sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan ciidamada dowlada somaliya.

Saraakiil ka tirsan malateriga somaliya oo halkaasi ku sugan ay sheegeen in aysan wax war ka haynin sababta ciidamada Kenya ay ugu baxeen deegaankaasi,iyadoo la xaqiijiyey in ciidamadaasi ay u dhaqaaqeen dhinaca tuulada Faxfaxdhuun.

Qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa waxaa soo wajahay cabsi xoogan iyadoo laga baqanayo in alshabaab ay la wareegaan deegaanka Tarako ee ay ka baxeen ciidamada dalka Kenya.

Dhowr todobaad ka hor ayaa waxaa ciidamada Kenya ay ka baxeen degmada Baardheere ee gobalka Gedo

579 total views, 3 views today

Total Views: 579 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful