Templates by BIGtheme NET

Dowlad goboleedka galmudug oo beenisay in ay xiriirka u jirta dowladda somaliya

Cadaado(Raascawad Media)_Maamulka Galmudug ayaa shaaca ka qaaday in aysan xiriirka u jarin dowlada federaalka ah ee somalia iyadoo mas,uuliyin ka tirsan Galmudug ayaa sheegeen in warqado been abuur la soo dhexdhigay baraha bulshada

Hadaba, waxaa halkaan ku cadeyneynaa in warqaddaan ay tahay been abuur sal iyo raadna lahayn, mana ka soo bixin xafiska Madaxweynah Galmudug.

Dowlad Goboleedka Galmudug had iyo goor waxay utaagan tahay jiritaanka dowlad nimada Soomaaliyeed iyo wada jirka Dowlad Goboleedyada iyo Dowladda Federaalka ah.

Dowlad Goboleedka Galmudug waxay u cadeyneysaa umadda Soomaaliyeed in Galmudug ay kamid tahay Dowlad Goboleedyada kajira Dalka, waxaana baaritaan ku wadnaa dadka caadeystey in ay baraha bulshada soo dhigaan waraaqaha been abuurka ah.

1,305 total views, 9 views today

Total Views: 1305 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful