Templates by BIGtheme NET

Shil gaari oo qasaare gaystay oo ka dhacay muqdisho

Muqdisho(Raascawad Media)_Ugu yaraan 3 qof ayaa ku Geeriyootay shilkaasi, halka ay ku dhaawacmeen ku dhawaad 30 kale, sida uu xaqiijiyay Xuseen Maxamed Xuseen oo ah Wariye madax banaan oo xilligaasi ku sugnaa goobta.

Waxaana uu sheegay in shilku u ahaa mid culus, dad badana waxyeelo ay ka soo gaartay, kuwaas oo loola cararay isbitaalada Muqdisho, si loogu dabiibo xaaladooda caafimaad.

dadka gaariga saarnaa ayaa la sheegay in  ay ahaayeen shaqaalo dhismo oo ka shaqeynayay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Waxaana laga deyrinayaa xaalada caafimaad ee dadkaasi oo qaarkood dhaawacyo halis ah ay ka soo gaareen shilkaasi.

Ma’ahan markii ugu horeysay oo shil khasaaro geystay ka dhoco Muqdisho, waxaana loo sababeeyaa shilalka gaari darawalada oo si xawli ah ku kaxeeeya gadiidka xilliyada ay marayaan wadooyinka waa weyn ee Magaalada Muqdisho.

155 total views, 1 views today

Total Views: 155 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful