Templates by BIGtheme NET

Ra,iisulwasaaraha somaliya oo la kulmay xoghayaha guud ee qaramada midoobay

New York(Raascawad Media)_Ra,iisul wasaaraha dowladda federaalka ah ee somaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada New York ee dalka Marekanka kula kulmay xoghayaha guud ee qaramada midoobay Antonio gutters.

Labada mas,uul ayaa ka wada hadlay sidii qaramada midoobay ay u dardar gelin lahayd howlaha ay ka wado somaliya gaar ahaan dhinaca arimaha siyaasada iyo bani,aadinimada.

Mr Kheyr ayaa xusay in sidoo kale uu xoghaya guud uu kala hadlay wada shaqeyn buuxda oo dhexmarta hay,adaha gargaarka qaramada midoobay iyo dowladda federaalka ah ee somaliya

127 total views, 1 views today

Total Views: 127 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful