Templates by BIGtheme NET

Galmudug iyo puntland oo ka hadlay dagaalkii shalay ka dhacay gobalka Mudug

Mudug(Raascawad Media)_Saraakiil ka tirsan maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa siyaabo kala duwan ugu hadlay dagaal shalay bari gobalka Mudug ku dhexmaray maleeshiyaad kasoo kala jeeday labad maamul.

Taliyaha ciidamada daraawiishta maamulka Galmudug ayaa ciidamada Puntland ku eedeeyay in shalay ay duulaan ku soo qaadeen deegaanka Cali wali oo uu ka dhacay dagaal qasaare gaystay.

Dhinaca sarkaal ka tirsan maamulka Puntlad ayaa maamulka Galmudug ku eedeeyay in ayda duulaan ku soo qaadeen,waxaana uu xusay in ciidamada Puntland ay mar walba isdifaacayaan.

Dagaalkii shalay ka dhacay gobalka Mudug ayaa sababay dhimishada ku dhawaad toban ruux oo ah maleeshiyaadki dagaalamay iyadoo sidoo kale tiro kalena ay ku dhaawacmeen

599 total views, 9 views today

Total Views: 599 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful