Templates by BIGtheme NET

Ra,iisul wasaarasha Itoobiya iyo somaliya oo ku kulmay New York

New York(Raascawad Media)_Ra,iisul wasaaraha dowladda federaalka ah ee soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada New york ee dalka mareykanka kulan kula qaatay ra,iisul wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn

Labada mas,uul ayaa ka wada hadlay xoojinta wadashaqeynta u dhaxeysa dowlada somaliya iyo Itoobiya.

Ra,iisul wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa sheegay in Itoobiya ay ka go,antahay taageero buuxdo oo ay siiso dowladda somaliya si amniga dalka uu si caadi ah ugu soo noqdo.

Ra,iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si aad ah ugu mahad celiyey taageerada Itoobiya ay siiso dowladda federaalka ah ee soomaaliya

116 total views, 1 views today

Total Views: 116 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful