Templates by BIGtheme NET

Faahfaahin dheeraad ah ka soo baxaya dagaal maleeshiyaad hubeysan ku dhex maray gobalka Mudug

Mudug(Raascawad Media)_Dagaal xoogan ayaa lagu soo waramayaa inuu ka qarxay deegaan Cali waal ee gobalka Mudug,halkaasoo ay ku dagaalameen labo maleeshiyo beeleed oo ka soo kala jeeda maamulada Galmudug iyo Puntland.

Qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa sheegaya in dagaalkaasi uu sababay dhimashada lix ruux oo labada dhinaca ah iyadoo sidoo kale tiro kale dhaawacyo ahna la gaarsiiyey isbitaalada magaalada Gaalkacyo.

Ma jirto warar la xiriira dagaalka ka dhacay gobalka Mudug oo ka soo baxay maamulada Puntland iyo Galmudug

675 total views, 9 views today

Total Views: 675 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful