Templates by BIGtheme NET

Alshabaab oo gobalka gedo ku weeraray kolonyo ka tirsan ciidamada Kenya

Gedo(Raascawad Media)_Dagaalyahano ka tirsan xarakada alshabaab ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday kolonyo ka tirsan ciidamada dalka Kenya oo marayey inta dhaxeysa magaalooyinka Baardheer iyo Garbahaarey.

Weerarka ayaa ku bilowday qarax lala eegtay mid ka mid ah gaadiid ciidamada Kenya kadibna waxaa bilowday rasaas toos ah oo ay labada dhinac halkaasi isku weydaarsadeen.

Qaar ka mid ah dadka deegaanka ee ka agdhawaa halka uu weerarka ka dhacay ayaa sheegay in ay maqlayeen rasaas xoogan oo ay isweydaarsadeen dagaalyanada alshabaab iyo ciidamada Kenya.

Lama qasaaraha uu sababay weerar lagu qaaday kolonyada ciidamada Kenya ee qaybta ka ah howlgalka AMISOM

1,494 total views, 9 views today

Total Views: 1494 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful