Templates by BIGtheme NET

Qaramada midoobay ku baaqday in la kordhiyo howl galka AMISOM ee somaliya

New York(Raascawad Media)_Xoghayaha guud ee qaramada midoobay Antonia Guerters ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la kordhiyo howl galka ciidamada midowga afrika ay ka wadaan gudaha somaliya

Gutters oo khudbad ka jeedinayay Shirka loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa waxuu tilmaamay in howlgalka AMISOM uu yahay mid lagu soo celinayo Nabada Soomaaliya.

Xoghayaha guud ayaa sheegay in howl galka AMISOM uu wax badan ka qabtay dhinaca ammaanka iyo waliba la dagaalanka xarakada alshabaab oo uu xusay in somaliya ay ka wadaan colaado.

164 total views, 1 views today

Total Views: 164 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful