Templates by BIGtheme NET

Alshabaab oo degmada Jilib ku soo bandhigay saraakiil ka tirsan Jubbaland oo soo goostay

Jilib (Raascawad Media)—dagaalyahanada alshabaab ayaa goob fagaare ah oo ku taala degmada Jilib ee gobalka Jubad dhexe ku soo bandhigay askar ka tirsanaa maamulka Jubbaland oo ku biiray alshabaab

Saraakiil ka tirsan Xarakada Al Shabaab iyo Ehelada Askartaasi ayaa ku soo dhaweeyay Magaalada Jilib ee Gobolka Jubada Dhexee.

Askartan oo goobta faaragaha aheyd ka hadlay ayaa waxey sheegeen in 3 maalmood ka hor ay ka soo goosteen Maamulka Jubaland ayna isku soo dhiibeen Xarakada Al Shabaab iyagoo hubkooda wata.

Muddooyinkii ugu dambeeyay Xarakada Al Shabaab ayaa sidan oo kale u soo bandhigayay Askar ka tirsan Ciidamada Dowladda gaar ahaan kuwa ka howlgalla Gobolada Dalka iyadoo dhawaan Xarakada Al Shabaab ay soo bandhigeen Taliyihii Ciidamada magaalada Ceelbuur.

1,368 total views, 9 views today

Total Views: 1368 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful