Templates by BIGtheme NET

Ciidamada Kenya Oo Go’doonka Ka Qaadayo Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Gedo

Gedo(Raascawad Media)_Gudoomiyaha degmada Ceelwaaq ee gobalka Gedo  Ismaaciil Sheekh Cabdi “Qorax” ayaa sheegay in go,doonka ay ka baxayaan deegaano badan oo ka tirsan gobala Gedo

Waxaana uu ku sheegay ka bixitaanka ciidanka Kenya ee Ceelwaaq mid ka dhan ah Al Shabaab, islamarkaana ay wadaan howlgallo ay isugu furyayaan magaalooyinka Baardheere iyo Ceelwaaq ee Gobolka Gedo, si ay uga saaraan dagaalyahannada Al Shabaab oo ku sugan inta u dhaxaysa degmooyinkaasi.

Ciidamada Kenya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ayaa sidoo kale shalay isaga baxay Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo oo ay faarujiyeen saldhigii ay ku lahaayeen Magaaladaasi.

Waxaana la wareegay saldhigaasi ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya ee ku sugan Gobolkaasi Gedo.

990 total views, 9 views today

Total Views: 909 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful