Templates by BIGtheme NET

Ciidamada Kenya oo ka baxay magaalada Baardheere

Baardheere(Raascawad Media)_Ciidamada dalka Kenya ee qaybta ka howl galka nabad ilaalinta ee midowga afrika ayaa subaxnimadii hore ee saakay ka baxay fariisin ay ku lahaayeen degmada Baardheere ee gobalka Gedo.

Wararka ayaa intaasi ku daray in ciidamadaasi ay gebi ahaanba faarujiyeen saldhig ay ka deganayeen gudaha magaaladaasi.

Qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in ciidamada Kenya oo gaadiid dhowr ah in ay u dhaqaaqeen dhinaca magaalada Beledxaawo oo ku dhaw xadka dalka Kenya.

Lama oga sababaha ay ciidamada Kenya ugu baxeen fariisinki ay ku lahaayeen magaalada Baardheere.

Magaalada Baardheere ayaa waxaa wada degan ciidamada dowlada Itoobiya oo ka mid howl galka AMISOM iyo kuwa dowlada somaliya

1,863 total views, 18 views today

Total Views: 1206 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful