Templates by BIGtheme NET

 

muqdisho(Raascawad Media)_hay,ada qaxootiga qaramada midoobay ee UNHCR ayaa sheegtay in dhawaan magaalada Muqdisho dib ugu soo noqdeen ilaa 133 ruux oo ah qaxooti somaliya oo ka soo noqday dalka yemen.

Qaxootigaasi ayey UNHCR sheegtay in ay u aad kaysan waayeen dhibaatooyinka iyo colaadaha ka taagan dalka yemen sida uu sheegay afhayeen u hadlay hay,ada qaxootiga qaramada midoobay ee UNHCR.

Afhayeenka ayaa intaasi ku daray in qaxootigaasi yimaadeen iyadoo la qasbin kaasoo qayb ka ah qorshe UNHCR ay ku dooneyso in qaxootiga faraha badan ee somalida ah dalkooda dib loogu soo celiyo.

Hay,ada ayaa sheegtay in hore ay kumanaan qaxooti Somali ah ka caawisay sidii dalkooda looga celin lahaa maadaama dalka yemen ay weli ka taagan yihiin colaado iyo abaaro isbiirsaday.

Dhamaan qaxootigaasi dhawaan soo gaaray somaliya ayaa waxaa markab ka soo qaaday dekada magaalada cadan ee dalka yemen.

 

218 total views, 1 views today

Total Views: 160 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful