Templates by BIGtheme NET

Mareykanka oo kordhiyey duqeymaha uu ka fuliyo somaliya

Muqdisho(Raascawad Media)-Dowladda mareykanka ayaa sare u qaaday weerarada dhinaca cirka ee la bartilmaameedsado xarakada alshabaab ee ka dirirta somaliya sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan malateriga dalkaasi.

Ujeedka weerarada mareykanka ee ka sameeya somaliya ayaa la sheegay in la xiriirto qorshaha ka bixitaanka ciidamada nabad ilaalinta midowga afrika ee ka howl gala somaliya.

Ilaa iyo 13 weerar ayuu mareykanka ku qaaday saldhigyo ay alshabaab ku lahaayeen koofruta somaliya ilaa iyo bishii june ee sanadkan.

Sidoo kale ayaa waxaa duqeymahaasi barbar socday weerar qorsheysan oo dhinaca dhulka ah oo ay si wadajir ah u fulinayeen ciidamada gaar ah oo ay leeyihiin mareykanka iyo somaliya.

Dowlada mareykanka ayaa dhawaan sheegtay in kordhineyso weerarada dhinaca cirka ah ee ay ku qaado deegaanada ay alshabaab ku sugan yihiih ee koofurta soomaaliya

 

218 total views, 1 views today

Total Views: 118 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful