Templates by BIGtheme NET

Mareykanka iyo Jabuuti oo ka wada hadlay xoojinta howl galka AMISOM

Jabuuti(Raascawad Media)_Dowladaha mareykanka iyo Jabuuti ayaa ka wada hadlay dardar gelinta howl galka ciidamada midowga afrika ee AMISOM ay ka wadaan gudaha dalka soomaaliya.

Kulan ay magaalada Jabuuti ee xarunta Jabuuti ku yeesheen saraakiil malateri oo ka kala socotay labada dalay ay sheegeen in muhiim ay tahay in la xoojiyo taageerada la siiyo howl galka AMISOM.

Kabtan, Rome Ruiz oo ka tirsan saraakiisha ciidamada mareykanka ee dalka Jabuuti ayaa sheegay in ciidamada AMISOM ay howl wanaagsan ka wadaan gudaha dalka somaliya.

Wuxuuna sheegay in hadii la kordhiyo taageerada la siiyo ciidamada nabad ilaalinta midowga afrika ee ku sugan somaliya la wiiqi karo awooda alshabaab oo uu sheegay in ay halis weyn ku yihiin ammaanka gobalka

1,746 total views, 9 views today

Total Views: 1152 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful