Templates by BIGtheme NET

Madaxweynaha Axmed madoobe oo saraakiisha Doolow la yeeshay kulan looga hadayey amniga

Doolow(Raascawad Media)_Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ayaa magaalada Doolow ee gobalka Gedo kulan ku aadan dhinaca amniga kula yeeshay odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda deegaanadaasi

Mr Axmed Madoobe ayaa sheegay in ay muhiim tahay sugida amniga deegaanada ku yaala xadka Kenya iyo somaliya oo maalmihii dambe ay alshabaab weerar kala duwan ku soo qaadeen

Madaxweynaha Jubbaland ayaa intii uu ku guda jiray socdaalkiisa Gobolka Gedo waxa ay Al Shabaab weerar culus dhawaan ku qaadeen degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo oo saacado kooban ay la wareegeen gacan  ku heynteeda walow ay dib isaga baxeen.

Si kastaba dhawaaan ayey ahayd markii Booqasho uu ku tagay degmada Baladxaawo oo iyaduna Al Shabaab ka hor booqashadiisa ay weerareen halkaas oo Saraakiisha Amniga, Masuuliyiinta Baladxaaw iyo shacabkuba uu ku tar tarsiiyay sidii ay isaga kaashan laahaayeen Xaqiijinta Nabad gelyada degmadaaso.

 

 

1,053 total views, 9 views today

Total Views: 810 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful