Templates by BIGtheme NET

Kooxo hubeysan oo gudoomiye waaxeed ku dilay magaalada Muqdisho

Muqdisho(Raascawad Media)_Kooxo hubeysan ayaa saakay degmada Xamar jajab ee gobalka Banaadir ku toogtay Foos Maxamed Xusseen oo ahayd gudoomiye waaxeed ka tirsanaa degmadaasi

Rag hubeysan ayaa lagu soo warramayaa in Haweeneydaasi ay ku toogteen gurigeeda oo ku yaalla degmada Xamar Jajab, islamarkaana ay goobta isaga baxsadeen dika kadib, sida ay xaqiijiyeen Goobjoogayaal.

Sidoo kale waxaa rasaasta ay fureen dableydaasi ku geeriyootay Gabar 4 jir ahayd, taas oo la sheegay in goobta ay ku sugneyd.

Lama oga kooxaha ka dambeeyay dilka haweeneydaasi,balse alshabaab ayaa inta badan sheegta mas,uuliyada dilalka qorsheysan ee lagu bartilmaameesado shaqsiyaadka u shaqeeya dowlada

585 total views, 3 views today

Total Views: 360 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful