Templates by BIGtheme NET

Alshabaab oo deegaanka Ceelwareegay ku weeraray ka tirsan ciidamada AMISOM

Ceelwareegow(Raascawad Media)_Dagaalyahano ka tirsan alshabaab ayaa weerar xoogan ku qaaday kolon ka tirsan ciidamada nabad ilaalinta midowga afrika ee AMISOM oo marayey deegaanka Ceelwareegow ee gobalka Shabeelada hoose.

Weerarka ayaa ku bilowday miinada dhulka lagu aaso oo lala bartilmaameedsaday mid ka mid ah gaadiida ciidamada AMISOM ee halkaasi marayey kadibna waxaa xigay weerar toos ah oo labada dhinaca ay rasaas xoogan isweydaarsadeen.

Qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in rasaas la isu adeegsanayey ay gaareysa meelo ka fog deegaanka Ceelwareegow ee gobalka shabeelada hoose.

Lama qasaaraha rasmiga ah ee weerarkaasi ka dhacay deegaanka Ceelwareegow ee gobalka shabeelada hoose

 

1,116 total views, 9 views today

Total Views: 981 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful