Templates by BIGtheme NET

Qaramada midoobay oo ku baaqday in la xoojiyo taageerada ciidamada AMISOM

New York(Raascawad Media)_Sarkaal sare oo ka tirsan qaramada midoobay ayaa ku baaqay in kordhiyo taageerada la siiyo ciidamada nabad ilaalinta midowga afrika ee ka howl gala somaliya.

Waxaana uu ka digay in haddi aan taageero dhaqaalo la siinin ciidamada AMISOM ay Qatar ka geli karto horumarada laga sameeyay somaliya gaar ahaan dhinaca ammaanka.

“waa in la xoojiyo taageerada ciidamada AMISOM oo door weyn ka qaatay xasilinta iyo amniga somaliya”sidaasi waxaa xarunta qaramada midoobay ka sheegay Haiile Menkerios oo ah wakiilka gaarka ah xoghayaha guud qaramada midoobay u fadhiya xarunta Midowga afrika.

Sarkaalka ayaa xusay in ciidamada midowga afrika ay guulo la taaban karo ka soo hooyin somaliya iyagoo alshabaab lagala dagaal xoogan isla markaan ka saaray deegaano muhiim ah.

Warkan ayaa ku soo beegmay xilli dhawaan golaha ammaanka ee qaramada midoobay uu sheegay in sanadka 2018 somaliya ay ka bixi doonaan ciidamada midowga afrika

 

82 total views, 1 views today

Total Views: 77 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful