Templates by BIGtheme NET

Ciidamada dowlada alshabaab oo ku dagaalamay gobalka Hiiraan

Hiiraan(Raascawad Media)_Wararka laga helayo gobalka Hiiraan ayaa sheegay in dagaal xoogan uu halkaasi ku dhexmaray ciidamada dowlada iyo kuwa xarakada alshabaab sida ay sheegeen mas,uuliyiin ka tirsan maamulka gobalka.

Dagaalka ayaa waxaa uu ka dhacay deegaanka Farlibaax oo dhinaca galbeed kaga aadan magaalada Beledweyne ee xarunta gobalka Hiiraan.

Gudoomiyaha deegaankaasi Jamaal Xaaji Cali ayaa warbaahinta u sheegay in dagaalyahano ka tirsan alshabaab ay weerar ku soo qaadeen fariisin ciidamada dowlada ay ku lahaayeen deegaankaasi.

Gudoomiyaha ayaa intaasi ku daray in ay si weyn isaga caabiyeen duulaanka ay ku soo qaadeen alshabaab isagoo intaa raaciyey in hal askari uu dagaalkaasi kaga dhinta

756 total views, 9 views today

Total Views: 702 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful