Templates by BIGtheme NET

Kenya oo xirtay muwaadinin u dhashay Burundi oo doonayey in ay ku biiraan alshabaab.

Isiolo(Raascawad Media)_Ciidamada booliiska dalka Kenya ayaa xiray afar muwaadin uu dhashay dalka Burundi kuwaasoo doonayey in ay ku biiraan xarakada alshabaab ee ka dagaalanta somaliya.

Booliiska ayaa ragaasi ka qabtay deegaanadka Merile oo ku dhaw magaalada Isiolo.

Sarkaal ka tirsan ciidamada booliiska ee Kenya ayaa sheegay in raggaasi la qabtay ay ka soo safreen magaalada Bujumbura ee caasimada Burundi iyagoo qaab dalxiis ahaan ku yimid dalka Kenya.

Waxaana uu intaasi ku daray in ay doonayeen in Magaalada Isiolo ay kaga sii gudbaan degmada Mandera oo xad leh somaliya

Sirdoonka Kenya ayaa daba joogay afartaasi ruux ee u dhashay dalka Burundi oo la tuhunsanyahay in ay damacsanayeen in ay ku biiran urur alshabaab

 

1,656 total views, 9 views today

Total Views: 1566 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful