Templates by BIGtheme NET

Mudanayaasha aqalka sare ee somaliya oo dib u dhigay ajandaha kulanka maanta

Muqdisho(Raascawad Media)_Mudanayaasha aqalka ee somaliya ayaa dib u dhigay kulankii maanta golahaasi uu kaga doodi lahaa arinta la xiriirta gacan gelintii C/kariin qalbi dhagax oo todobaadyo ka hor ay dowlada u gacan gelisay Itoobiya.

Kulanka maanta oo shir gudoominayey gudoomiyaha aqalka sare Cabdixaashi Cabdulahi ayaa waxaa ka soo qayb galay 36 xildhibaan

21 mudane ayaa diiday kulanka 11 kalena way ka soo horjeesteen halka 4 mudane oo kalena ay ka aamuseen

70 total views, 1 views today

Total Views: 69 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful