Templates by BIGtheme NET

Alshabaab oo sheegay in 40 askari ay ku dileen dagaalkii Beledxaawo

Beledxaawo(Raascawad Media)_Alshabaab ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyed dulaan xoogan oo aroornimadii hore ee saakay ay ku qaadeen xero ciidamada maamulka Jubbaland ay ku leeyihiin magaalada Beledxaawo oo ku dhaw xadka kenya.

Saraakiil ka tirsan alshabaab ayaa sheegay in weerarkii saakay ay ku dileen 40 oo ka tirsanaa ciidamada maamulka Jubbaland iyagoo intaasi ku daray in tiro kalena ay ku dhaawaceen.

Afhayeen u hadlay alshabaab ayaa sheegay in weerarkaasi oo ahaa mid qorsheysan ay sidoo kale kula wareegeen hub iyo gadiid dagaal oo yaalay xerada ay weerarka ku qaadeen.

Qaar ka mid ah dhaawacyada askarta maamulka Jubbaland ayaa loo qaaday isbitaal ku yaala magaalada Mandera ee dalka Kenya oo xad leh magaalada la weeraray ee Beledxaawo

1,125 total views, 18 views today

Total Views: 1098 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful