Templates by BIGtheme NET

Degdeg:qarax imsiidaamin ah oo goor dhaw ka dhacay magaalada B/weyne

Beledweyne(Raascawad Media)-Wararka laga helayo magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegay in qarax ismiidaamin ah oo fuliyey qof naftii hure ah lagu weeraray xarunta gobalka ee magaaladaasi.

Qaraxa ayaa laga maqlay inta badan xaafadaha ku yaala magaalada B/weyne sida ay sheegeen dad ka agdhawaa halka uu qaraxa ka dhacay.

Wararka ayaa intaasi ku daraya inuu jiro qasaare isagu jira dhimasho iyo dhaawac balse lama oga tirada rasmiga ah ee qasaaraha

1,152 total views, 9 views today

Total Views: 1134 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful