Templates by BIGtheme NET

Somaliya oo dalalka caalamka ka codsatay in la xoojiyo gargaarka banni,aadinimo

Muqdisho(Raascawad Media)_Dowlada federaalka ah ee soomaaliya ayaa dalalka deeqaha bixiya iyo hay,adaha gargaarka ka dalbatay in la kordhiyo kaalmada soomaaliya si loo samatabixiyo milaayiin ruux oo ay sameyeen abaaraha ku dhuftay somaliya.

Wasiirka gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Maryan Qaasim ayaa dhawaan hay,adaha ka shaqeeya dhinaca gargaarka bani,aadinimo ugu baaqday in sare u qaadan u gargaarida dadka tabaaleysan

Wasiirada ayaa xustay in muhiim ay tahay in kaalmada bani,aadinimo la gaarsiiyo dadka u baahan kuwaasoo ay sheegtay in xaalada nololeed ay tahay mid halis weyn ku jirta.

Maryan Qaasin ayaa xaqiijisay in dowlada federaalka ah in ay si weyn ula shaqeynasay hay,adaha gargaarka si dadka nugul ay u heleen samatibixin dhab ah

Xiriiriyaha arimaha gargaarka qaramada midoobay ee somaliya peter de clerq ayaa xusay in qaramada midoobay ay dadaalo xoogan ku bixisay taakuleynta dadka tabaaleysan balse wuxuu intaasi ku daray in dad badan oo ay abaaruhu ku dhufteen aysan weli heli wax gargaar ah.

 

408 total views, 3 views today

Total Views: 399 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful