Templates by BIGtheme NET

Golaha wasiirada somaliya oo kulan deg deg uu ugu socdo Muqdisho

Muqdisho(Raascawad Media)_Golaha wasiirada dowlada federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa uu hada kulan ugu soconayaa magaalada Muqdisho,kulanka  ayaa waxaa wasiirada isagu yeeray ra,iisul wasaaraha somaliya.

Lama oga ajandaha rasmiga ah ee kulanka oo dhacaya maanta oo arbaco iyadoo golaha wasiirada habeenka xalay ahaa lagu war geliyey kulanka.

Warar hoose ayaa sheegaya in kulankaasi diirada lagu saari doono arinka c/kariin qalbi dhagax oo dowladda somaliya u gacan gelisay sirdoonka dalka Itoobiya iyo dhacdadii Bariire ee lagu toban ruux oo beeraley ahaa

594 total views, 9 views today

Total Views: 576 ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

ăn dặm kiểu NhậtResponsive WordPress Themenhà cấp 4 nông thônthời trang trẻ emgiày cao gótshop giày nữdownload wordpress pluginsmẫu biệt thự đẹpepichouseáo sơ mi nữhouse beautiful